Somaliland oo go’aan cusub ka qaadatay Wadahadalkii ay kula jirtay dowlada Somalia

Wasiirka arrimaha dibada Maamulka Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay qorshaha wadahadaladii uu Maamulkiisu kula jiray dowladda Federaalka Soomaaliya. Sacad Cali Shire oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay in duruufaha jira awgeed in xiligan uusan maamulka Somaliland diyaar u aheyn wadahadalo uu la galo Somalia. Waxa uu sheegay in dhowr sababood oo uusan … Continue reading Somaliland oo go’aan cusub ka qaadatay Wadahadalkii ay kula jirtay dowlada Somalia